Said Moumin Abdi

Saaxiibday rumaadeey,marka hore salaan guud iyo wanaag,england baan jooga…
Xabibi xayaatii quruxdaadu ilaahii sameeyey!…Caashaq waa farsamo iyo tab
iyo itaal wax lagu qaban karo
Walaalo jeceelkeeno wa ballan adag oo ku heshiiney
Habibi maa yihii qof caqli yar leh
Waayo dadku waay moodane inuu caashaqu
U keeno xumaan ee walaalo jeceelku wa iftiinka nolosha
Waxaad furatey qalbigayga,ka dib markaad aad soo qoorteey erayadii macaanaa paltalk
waxaan dareemayaa inaad tahay qof aad u sareeya,markaa xiriikaagu waa very important to me,
weliba ma kala aqaano inaad tahay gabadh wanagsan,laakiin waa ilaahay mahaddi wax kasta oo dhaca,
Marka hore barasho wanaagsan intaan kuu aqoonin
xabibi, wax ahay nin doonaya naag,si sharci ah,walaa hasawa(shukansi) intá is argaan,
si ay aannu u wala joogno oo u wala dhaqmaano oo  raxaysanoo aannu
u noqono oo u wala noolaano,gabadh yahay dhab ayaan kuu jecel ahay,
waayo maqalkaada iyo dhadhankaada,raaxadaada iyo macaanka ka hela.Waliga nin maa jeeladeey?
Marka hore salaan sare iga hano iyo mid ka dhaxaysaa labada qof ee isbarta ee barashadu wali udhamaan sida labadeena oo kale!!!!!!!!!
Waa salaan ka soo gaday kasha iyo laabta salaan aad iyo aad u qaalisay oo u sharaf badan ayaan hawada dhexe
kuu soo mariyanaa xabiibi adiga kaliyaa
magaceeygu waa Saciid
waxaan kuu nool ahay england,uk magalada Cardiff
emailkeygu waa siciid68@hotmail.com
teleefoonkeygu waa 00447940000629
XABIBI SACIID OO KUU JECEEL

Advertisements
This entry was posted in Uncategorized. Bookmark the permalink.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s